Khayre oo Dubai kula kulmay Mid ka mid ah Siyaasiyiinta Mucaaradsan dowladdiisa (Daawo Sawirro)

Raisul Wasaaraha Xukuumada federaalka Somalia Xasan Cali khayre oo booqasho ku jooga dalka Imaaraadka Carabta ayaa magaalada Abu Dubai kula kulmay xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo ka tirsan aqalka hoose ee Baarlamanka Somalia. Xildhibaan Xiddig ayaa ka mid ah Xildhibaano la baxay dallada Horusocod oo mucaaradnimo kala hor yimid dowlada wax yar ka dib markii … Continue reading Khayre oo Dubai kula kulmay Mid ka mid ah Siyaasiyiinta Mucaaradsan dowladdiisa (Daawo Sawirro)